Yaa bixiyay amarka laggu dhisaayay dhulka Biyaaso Liibaro,Taabit  mise Yuusuf  Jimcaale ? (Akhriso Dikreeto)

Duqa cusub ee magaaladda Muqdisho Abdirahmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa amarkisii koowaad ku joojiyay dhismaha ka socda dhulka Biyaaso Liibaro ee degmadda Xamar Jajab. Dhulkaan waxaa darbi ku wareejineysa shirkadda nadaafadda ee ECCO, waxaana maamulka cusub ee gobalka Banaadir uu baahiyay dukumentiyo sheegaya cidda bixisay amarka lagu dhisayo dhulkaan. Muuqaal la xiriir amarka laggu joojiyay … Continue reading Yaa bixiyay amarka laggu dhisaayay dhulka Biyaaso Liibaro,Taabit  mise Yuusuf  Jimcaale ? (Akhriso Dikreeto)